Qeexid

eeg quuddarree.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quuddarrayn oo kali ah:
  • Wadahadal toos ah oo SSC iyo taageerayaasheeda Somaliland la gashaa waa arrin kale oo caaqiibo iyo cidhib wanaag laga quuddarrayn karayo.
  • Geeridaas ololaha ku qaadday rug-caddaagii fanka iyo suugaanta Soomaalida waxaan iyana ka nabad galin da’da soo koraysa ee la quuddarraynayey inay buuxin doonaan kaalinta ay banneeyaan kolba inta waqtigoodu dhammaado.