Qeexid
Koor hal carrab leh. ld qudkool.
Koor hal carrab leh. ld qudkool.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld qutool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Suun ama xarig siriq u samayn.
Qeexid Xigta: Cid khayaameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro.
Qeexid Xigta: Ul weyn.
Qeexid Kale: Kuul. 4. Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo. 5. Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nafley lab oo hal xiniin ah (muqaal ahaan); raaytool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld qumbahoole.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nagaar yar oo qodax badan: meeshii qodaxi muddo oo laga bixin waayo baa xididkiisa la saaraa oo qodaxdii lagu soo baxshaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-lo, m.dh) (juqr.) Shacaabi taxan ooleh muuqaalka garanta ama muuqaalkakabta faraska oo ku wareegsan barkad (haroxeebeed).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]