Qeexid

"ld khushuuc1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qushuuc oo kali ah:
  • “Aamiin, habayar,” ayay Ugaaso u tiri si qushuucsan.
  • Haddaba iyada oo ay jiraan dalal kala duwan oo si weyn u danneeya Siyaasadda Soomaaliya, ayaa waxa soo baxaya bidhaamo muujinaya in ay jiraan dalal badan oo caalamka ka tirsan oo aan u qushuucin Madaxweynenimada Col.