Qeexid
Wax wasakh u yeelid.
[-snaa, -snayd]
f.mg4Wax wasakh u yeelid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg qushaysan. ld qushaysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Dhul wax biyo si habaysan loogu bilbilay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qushee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax firshoobay ahaansho (degaan).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld khushuucsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Nafley rabsho la kulantay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax ciishooday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld qushaysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dacar; qaras.
Qeexid Xigta: Uurxumo iyo ciilqab cid ku jirta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax awood yeeshay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld jahaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax qudrad, subag iwm muddo yar lagu shiilay ahaansho (hilib).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Biyo wax meel godan ku aruursamay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax meel ciriiri ah ku xareysan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wasakh.
Qeexid Xigta: Qashqashaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Cid qashqashid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la jaheeyey ahaansho. ld jihaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Dhul wax la qardeeyey ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof faras iwm oo uu fuulay ku murqo go'ay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld qarasheysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld khushuucsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax dhalliilo hayso ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]