Qeexid

"(-sayaal, m.l/dh) Caleen la shiidey oo maydka lagu dhaqo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quse oo kali ah:
  • Wasiirka arimaha dibada ee Somaliland C/llaahi Max'ed Ducaale oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay inuusan maamulkooda quseyn shirka ka socda dalka Jabuuti.
  • Axmed oo booqasho laba maalmood ah ku jooga dalka Rwanda, ayaa la kulmay dhigiisa Rwanda Paul Kagame, iyagoo kaga hadlay kulankooda arimo quseeya xiriirka labada dal.