Qeexid
(-aayay, -aayday; -aayi) Nafley naf bixid.
(-aayay, -aayday; -aayi) Nafley naf bixid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg qurwaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Naf; ruux.
Qeexid Xigta: Q. ah: tiro go'an oo aan wax kale kordhin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Awr qooqan, mid kale guulguul iyo cabsi ku samayn isaga oo guux iyo micilis isugu daraya.
Qeexid Xigta: Cid u duurxulid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Qeexid: (f.g) Wax bixintooda niyadda ka soo goyn waayid.
Qeexid Xigta: (f.mg) U q.: Xaasidnimo awgeed qof wax fiican oo ay haysato la nacbeysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed abaareed weyn oo leh qodax, mayrax, xabag wanaagsan iyo abqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: qurgo' f.mg1 (-'ay, -'day) Cid dhimasho.
Qeexid: qurgo'id m.f.dh eeg qurgo'.
m.dh
Qeexid: ld qurbe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xaniinyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Gabadh madaxa ka xiiran oo yuul ah.
Qeexid Xigta: Q. ah: ri' dhego yaryar oo foolxun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg quri. ld quris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Meel uusan qof ka helin dhaqankiisa dadkiisa, luqaddiisa iwm; dal shisheeye. ld qurbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax qurun ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: qurun noqday waxa ka soo ura, kankama, daaca; qurun. ld qarmuun1, qurmoon1, qurun1.
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) Gabal yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax qurux u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-rbay, -rubtay; -rbi) Wax cadcad yaryar ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cudur geela dheddig sabiisha wareeggeeda uga dhaca oo badanaa keena dhalmo la'aan, haddaan laga daaweyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-rday, -rudday; -rdi) Harag timo ka wada hoolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qurmuun1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]