Qeexid

"Wax qurux leh ahaansho. ld qurxan, qurxoon."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quruxsan oo kali ah:
  • Xafladda waxaa lagu furay aayadaha Quaraanka kariimka ah iyo heesata calanka Somaliyeed oo dhammaan ka qayb-galayaashu ay wada oogsadeen/istaageen markii ay fannaaniinta codka quruxsan ay heestaas taariikhiga ah wadar u jiibiyeen.
  • Cilmiga tajwiidka wuxuu yahay in loogu dhawaaqo xaraf kasta siduu yahay, iyo in xarfaha si quruxsan loogu dhawaaqo iyadoon waxba lagu darayn lagana dhimeynin si xunna loogu dhawaaqeyn.