Qeexid

"Muuqaal ishu u bogto; bilic."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qurux oo kali ah:
  • - Quruxdiina ha u qaadanina mid qof kale huwan yahay, qalbigana ku hayso qiimaha aad Illaahay agtiisa ku leedahay, hana qaderin gaal iyo nin aan diin lahayn.
  • Janadu waa meel raaxo badan, cunto iyo cabitaan badan leh, dumar qurux badan joogaan, amaan ah, oo aan waligeed la gababoobayn.