Qeexid

"(-rro, m.l) Godin yar oo weelasha lagu qoro. ld quraarqor."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quraar oo kali ah:
  • Dhacdadaas oo markii bilaysku isku deyay in uu joojiyo ay rabsho-walayaashu adeegsadeen quraarado Patrol ku jiro iyo kuraasidii garoonka oo ay la dhacayeen askarta.
  • Haddaba, wixii dhaliilo jira waxan filayaa inaanay golaha quraarrada degelku u qaadan cay ama af lagaaddo ee ay ku dadaalaan inay toosiyaan.