Qeexid

"Naf; ruux."

Qeexid Xigta

Q. ah: tiro go'an oo aan wax kale kordhin.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Laba wiil oo q. ah ayaa xafiiska jooga.”

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qur oo kali ah:
  • Abuu-bakar Cabdala Al-Qurabi ayaa u sheegay madaxweynaha in wadada kaliya oo Soomaaliya mushkilada uga bixi karto ay tahay inay iskaashi Sh.
  • Maxaa idiinku daran waxyaalaha ama duruufaha aad qurbaha kala kulanteen?