Qeexid

"Q. ama si q. ah: aayar, xasil, tartiib."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qunyar oo kali ah:
  • Yusuf, ayaa sheegay in kooxaha qunyar socodka ah ee ka tirsan Maxkamadaha ay la hadli doonaan haddii ay ogoladan; isla markaana aqoonsadan xukumadda Somalia ee aan Madaxweynaha ka ahay.
  • Dowlada Mareykanka ayaa xaawileysa in Rai'sal Wasaaraha cusub ka yimaada mucaradka dowlada kuwooda qunyar socodka ah.