Qeexid

"qunsul xigeen m.l (-nno, m.dh) (taar.) Ninka ku xiga qunsulka (arrimaha qunsulliyadda)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qunsul oo kali ah:
  • Axmed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti caalami ah oo uu hogaaminayo Qunsulka cusub ee dowlada Turkey u fadhin doona dalka Soomaliya.
  • "Waa mid runtii ka wayn in goob laga sheego horumarka iskaashiga leh ee u dhexeeya Puntland iyo Ethopia runtii maamulka hogaanka haya hada waxaa uu hagaajiyey xiriirka caalamiga ah" ayuu yirri qunsulka Ethopia ee Puntland Asmales.