Qeexid

Jajab yaryar oo wax weyn oo dhammaa oo is-haystay ka soo go'ay.

Qeexid Kale

Socod yar oo wax yar oo lagu noolaado lagu raadsado.

Qeexid Xigta

Hambo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qunjuraaf oo kali ah:
  • Hadii ay qooni timaado, qunjuraafo hadhan.
  • Hadii ay qooni timaado, qunjuraafo hadhan.