Qeexid

"(-no, m.dh) Jawaan weyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qumman oo kali ah:
  • Yaasmiin Maxamuud oo ah qoraaga sannadkan u martida ah bandhigga ayaa golaha loo faddeeyay, waxa gaadh iyo gadhwadeen labadaba u ahayd Qumman Jibriil.
  • Qummane:”nimaanad saacad ku baran sannd kuma baratid” lo’aadna kulaylkaa lagu jaraa” baa la yidhi,waa sidee gacalo ma barashaa isugu keen dhiman?