Qeexid

"Si wanaagsan oo hawl loo qabto."

Qeexid Xigta

Weecweecasho la'aan; toos.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qummaati oo kali ah:
  • Kolkay majaraheedii hawada qummaati u qabsatay ayaan usoo jeestey inaan diyaaradda farshaxanka gudaha kaga dheehan aan ka daymo sugto.
  • Madowga habeenimo iyo iftiinka oo ku yar goobta awgeed, ma awoodi karayn maskaxdu inay qummaati u saxdo tirada rasmiga ah ee dadka iyo ujeeddada ay ku urureen.