Qeexid

"(f.g) Xoolo kaxayn."

Qeexid Kale

(f.mg) U q.: cid arrin iwm u fulin.

Qeexid Xigta

(f.mg) U q.: awr hal abaahinaya caarka ugu toosin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qumi oo kali ah:
  • Sida aynu arki doono waxa shirkan iyo kuwii ka horreeyay ay si qayaxan ugu tooggo quminayeen qorshaha labaad, (ib), ee Majeerteeniya (iyo intii dhowr iyo tobankii sanno ee ina dhaafayba kula safnayd qorshahaas hirgalintiisa).
  • Cabdiraxmaan wuxuu u qumi jiray danahooda.