Qeexid

(-do, m.l) Bambo weyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qumbulad oo kali ah:
  • Hadba waxaan wasiir aan u diray Dawladahan khoofku kala gaadhay La isu guray qalabkii shaydaane Qumbuladii Jabaan lagu dhuftaa Ingiriiska oo Ciidamo iyo Diyaarado ku kordhiyay Xoogagga Isbahaysiga ee Kulaalaya Soomaaliya ayroobi (W.