Qeexid

Rabsho nabadda iyo xasilloonida wax u dhinta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qulqulad oo kali ah:
  • Marka aan sidaas leeyahay kuma baaqayo rabsahado iyo qulqulado ee waxaan rabaa in sharciga loo maro maadaama ay maanta mucaaradku aqlabiyad ku leeyihiin golaha wakiilada oo ah ka shacbiga matala ee ay iyagu ay soo doorteen.
  • Marka la isku soo xooriyo guud ahaan codbixintu waxay u dhacday si nabadgelyo ah iyadoo aan la soo sheegin wax qulqulado ama rabshado waaweyn oo wax u dhimi kara habsami u socodka doorashada.