Qeexid

"eeg qulaami. ld qulaamis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qulaamin oo kali ah:
  • Lixda urur ee codka lagu qulaaminayay oo kala ahaa; ururka Qodinle, ururka Sumalle, ururka Shimbirle, ururka keengacanta, ururka kutuble ujo, ururka Aardoboole, kuwaas oo dhammaantoodba caashaqa u marti ahaa.
  • Erayadaa kalgacalka xambaarsan ee aannu isku qulaaminaynay waxay dareenkayaga ruuxeed iyo kaayaga nafsadeedba u ruxayeen sida laan gebi ku taal oo ay lulayaan dabayluhu.