Qeexid

"Ku q.: qof jirran jeenan siin."

Qeexid Xigta

ku q.: nafley wax ay cabto si khasab ah afka ugu shubid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qulaami oo kali ah:
  • Wiilasha Reer-jarmal oo ah rag kubadda cabiiddo ku ah ayaa garan-waayey nimanku waa masakiine goolasha ka aayara, kuwaas oo siday wax ugu qulaaminayeen goolka Sucuudiga uu bigil hayihii ciyaartu ka qabtay.
  • Tan kale ee Gobaad ku qulaamineysa gobolleysigu waa garawsho la’aanta suugaanta haweenka Soomaaliyeed oo idil.