Qeexid

"Amuur."

Qeexid Xigta

Maqaar weyn qaab jawaan u tolan oo badar lagu shubto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qul oo kali ah:
  • Dhinaca kale, ku tumashada xuquuqda Aadamaha, ayaa si xad-dhaaf ah adduunkoo dhan ururada xuquuqul-insaanku ugu shaaciyeen meel kastaba dhibaatooyinka ku tumashada xuquuqul insaanka ee Soomaaliya ka jirta.
  • Qaraxan oo ahaa Bam gacmeed lala beegsaday suuqa Ariga degmadaasi ayaa xiligaasi waxaa suuqa buxay dadweyne aad u fara badan iyo ganacsato, kuwaas oo ku mashqulsana howlahooda ganacsi.