Qeexid

"quful 1, qunful1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quful oo kali ah:
  • Wey jiri kartaa khatar ah inay nalaqdo Ethiopia, maadaama ay tahay 80 Millian, annaguna aan aad u yar nahay; laakiin iima muuqato inaan weligeen ku qufulnaano cadawtinimo aan dhammaad lahayn”.
  • Siduu noo soo tebiyay weriyahayaga Gobolka Saaxil, C/raxmaan X. Daahir, ururka KULMIYE wuxuu qufulka ka jabsaday dhisme markii hore ahaan jiray Xafiiska urur-siyaasadeedka SAHAN oo haatan ku sugan xaalad kala qubasho ah.