Qeexid

"Wax meel ka buuxaan in in uga soo saarid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga quf oo kali ah:
  • Siduu noo soo tebiyay weriyahayaga Gobolka Saaxil, C/raxmaan X. Daahir, ururka KULMIYE wuxuu qufulka ka jabsaday dhisme markii hore ahaan jiray Xafiiska urur-siyaasadeedka SAHAN oo haatan ku sugan xaalad kala qubasho ah.
  • “Dad fadhi u yimi ma nihine,” ayay tiri middii islaamiha hogaaminaysay, “waxa aynu u nimid in aad soo quftid lacagtii aad qarsanaysay.”