Qeexid

"Awood; tamar."

Qeexid Xigta

ld khudrad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qudrad oo kali ah:
  • Qudradda, hilibka, Kalluunka iwm qoysaska magaalada ku nool ayaa lagu sargooyaa baahidooda maalmeed.
  • Sumerian-ku waxay ahaayeen dad beeraleey ah oo beerta Qamadiga, Timirta, Qudrada.