Qeexid
ld qutool.
ld qutool.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Koor hal carrab leh. ld qudkool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro.
Qeexid Xigta: Ul weyn.
Qeexid Kale: Kuul. 4. Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo. 5. Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Suun ama xarig siriq u samayn.
Qeexid Xigta: Cid khayaameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ammaan; faan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]