Qeexid

"eeg qabri. ld qabuuro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qubuur oo kali ah:
  • Maamulka Kismaayo ayaa tan iyo markii uu la wareegay gacan ku haynta degmadaas wuxuu burburiyay qubuuro ay ku aasnaayeen mashaa'ikh Somali ah oo si weyn looga qadarin jiray Kismaayo.
  • "Waxaan burburinay qubuuro Alle qayrkiis lagu caabudi jiray, halkaasoo ay dhoobnaan jireen dad isugu jira rag iyo dumar, kuwaasoo caado ka dhigtay inay halkaas tagaan xiliyada ciidaha" ayuu yiri Sh.