Qeexid

"Badar aan la abuurin ee iskii iasaga baxa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qubad oo kali ah:
  • Gudoomiyaha Ururka midowga afrika Prof Alpha Omar Konari ayaa la filayaa in qubad dheer oo ku saabsan arimaha soomaaliya berri ka jeediyay Golaha ammaanka hortiisa.
  • Inkastooy Maraykanka imanayso, halkii ay Reer Galbeedka ka degtana aysan muhiim ahayn, haddana waxaa la odhan karaa Ayaan inkaartii Muslimiinta iyo cuqubaday galabsatay ayaa soo riday oo waxaas oo fadeexo ah u keentay.