Qeexid

"Laba isu dhexda iyo carruurtooda; xaas."

Qeexid Xigta

Qolo; reer.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoys oo kali ah:
  • Dadka noqonaya waa dadka qaatay dhalashada wadaanka, joogayna wadankaan in ka badan 7 sano, qoys ah, rabana in ay ilmahooda ku barbaariyaan dhaqan Islaami ah isla markaan maareyn kara dhaqaale ahaan in ay meel kale degaan.
  • Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayuu sheegey in ay gurmad u direen oo ay Dhaqtar iyo Baabuur u direen oo la daaweeyay qoyska intiisa kale gabadhii geeriyootey maahee.