Qeexid

"Wax qoyaan gaaray ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoyan oo kali ah:
  • Qorigeeda adagna waxa loo isticmaalaa xaabo ahaan oo si wanaagsana wuu u shidmaa marka uu qoyana yahay.
  • Markii uu Radio Muqdsiho 21-kii Oktoobar, 1969-kii ku dhawaaqay in dalka uu ka dhashay Kacaan, kaasoo ay hogaaminayaan Ciidanka Qalabka sida ayaa waxaa isu soo baxay shacabkii oo caleemo qoyan ruxayey.