Qeexid
Wax qoyaan gaarsiin.
[-iyay, -isay]
f.g2Wax qoyaan gaarsiin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg qoyaami.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Raadka uu ku reebo hoore siiba biyo ama caano iwm shey uu saameeyey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid nasiino iyo joogsad la'aan wadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax qoyaan gaaray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qaaraami.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Meel fog oo roob ka da'ay xoolo u rarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ku q.: qof jirran jeenan siin.
Qeexid Xigta: ku q.: nafley wax ay cabto si khasab ah afka ugu shubid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -yay, -yday
Qeexid: Wax qoyaan gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Arrin la qaban doono waxyaalaha ay u baahantahay oo ku fuli doonto isku duwid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Curyaan ka dhigid.
Qeexid Xigta: Hawl, arrin iwm xannibid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qoyan. ld qoyanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Heesihii hore oo caashaqa ku saabsanaa.
Qeexid Xigta: Q. ah: qof heesihii hore ee caashaqa tirin jirey. ld qaraami.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Riddo si xoog leh meel ugu shalwin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Laba isu dhexda iyo carruurtooda; xaas.
Qeexid Xigta: Qolo; reer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld qoyanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]