Qeexid

"Wax qoyaan gaarsiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoy oo kali ah:
  • C/kaafi Hilowle Cismaan wuxuu sheegay in kooxahaas ay la dagaalami doonaan ayna soo qaban doonaan, isagoo sheegay inay ugu baaqayaan qoysaska magangalyada siinaya inay ka feejignaadaan arrintaas.
  • Xiise duugoobay kalgacayl joogta ah, Hee Najiib, Haa Luul, jawi qurux badan oo ka yimid jacayl laba dhinaca oo ay isu qabaan Luul iyo Najiib ayaa hadheeyay qoyska reer Najiib.