Qeexid

"(-do, m.l) ld qawmiyad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qowmiyad oo kali ah:
  • Atto Legesse oo 34-jir ah kana soo jeeda qowmiyada Amxaarada ayaa jagadan loo magacaabay bilowgii sanadkan, iyadoo magacaabidiisa uu ka dambeeyay wasiirka wafaafinta Ethiopia Bereket Simon oo ku dhow ra'iisul wasaraaha.
  • . Ragga iyo dumarka qaan gaarka ah, iyaga oo aan loo kala soocin xagga dhalashada, qowmiyada ama diinta, waxay xaq u leeyihiin inay guursadaan oo qoys abuuraan.