Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Dad aan shaqo lahayn oo dadka kale dhaca. ld qawle, qowleysato."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qowle oo kali ah:
  • Muqdisho (AllPuntland) - Dowladda Soomaaliya ayaa markii u horeysay waxay sheegtay in ay wax ka qaban doonto kooxaha burcad badeedka soomaaliya ee ka qowleysta Xeebaha Soomaaliya.
  • Iska horimaadkaan 13 August 2009 ayaa waxaa ku dhintey rag ka tirsan Burcad Badeedda iyadoo doonyaha iyo dadkii saarnaa ay baxsadeen islamarkaasina ay la tageen sideed kamid ah kooxaha Badda ka qowleysta.