Qeexid

(kiim.) Xubin kasta oo ka mid ah qalab danabeed taas oo sii daysa ama jiidata elektaroonno ama saldanabsideyeyaal kaleba. Qotinka waxa kale oo lagu isticmaalaa leexinta saxarrada saldanabaysan iyada oo la adeegsanayo falka badadda danabka nagi ee qotinku dhaliyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qotin oo kali ah:
  • Amuurtan oo arooryadii shalay shaadhka laga siibay ayuu ninkani si dhiirani leh dhayda uga cadeeyey, ka dib markii uu arkay xeerka kabaale, qoddonkiisa qotinle, xarafkiisa hangool ee soo baxay qablal marxuum.
  • Badanaaba waa isku dab iyo baasiin, waa laba xag-jir ah oo ku kala yaala beyteriga labadiisa qotin oo marka midkood togan yahay kan kalena wuu taban yahay!