Qeexid
Qosol naxdin iyo yaxyax keenaan.
Qosol naxdin iyo yaxyax keenaan.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Naxdin iyo yaxyax awgood la qoslid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qosolgariir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Ilkacaddayn, iyo cod isku darid farxad awgeed.
Qeexid Xigta: Ku q.: cid ku jeesjeesid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cod gaar ah oo ay dadku sameeyaan marka ay faraxsanyihiin iyagoo ilkaha caddaynaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo.
Qeexid Xigta: ld gallayr.
Qeexid Kale: ld gariirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: In yar oo badar ah oo qeedhiinka lagu cuno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Dhool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Shey taya xun leh oo dhadhalaala.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]