Qeexid

"Cod gaar ah oo ay dadku sameeyaan marka ay faraxsanyihiin iyagoo ilkaha caddaynaya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qosol oo kali ah:
  • Waxaan filayaa in aan jacaylkiisa la soo dhacayo (Qosol yar ayuu raaciyay).
  • Aniguna intaan qosol iska yeelyeelay baan idhi "haa waa sidaas aabo sheegay."