Qeexid

"eeg qosli."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoslin oo kali ah:
  • Waxa barnaamujka daadihinayey oo xaga maaweeladana qayb ka qaatay oo intaa dadka ka qoslinayey wariyihii weynaa ee Idiris Cigaal Nuur oo u kala raray.”
  • Jaajuumow iyo Aw Koombe isku masrax taagan cidaan ku qoslin erey walba oo ay yiraahdeen, goobtaas uma joojin inay helaan waxay hobalada habaynkaas u hayeen oo maad, qosol iyo murti taariikh leh oo dhaqan iyo sooyaal ku dheehan.