Qeexid

"Ka q.: cid qosol ka keenid."

Qeexid Xigta

Ka q.: cid ka farxin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qosli oo kali ah:
  • Balse waxaa xaqiiq ah aysan gari laba kawada qoslin, sidaa awgeed guushu nin un bay raaci lahayd waxaana muuqata inay maanta raacday Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole.
  • Waligiina imuu dhaafin isaga oo aan iga qoslin.