Qeexid

"Hawl sidii loo qaban lahaa u nidaamin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qorshee oo kali ah:
  • Si loo hakiyo wax-qabadka, dadkana loo qanciyo waxa la qorsheeyay in bulshadu qiimaha mashruuc kasta bixiso 30%.
  • Madaxweynaha ayaa la waydiiyay sida ay wax uga qabnayaan makiinad ay dowladu leedahay oo daabacda lacagaha ugu badan ayaa sheegey in taas dowladu maamusho ayna daabacdo lacago la qorsheeyay.