Qeexid

"Meeraha dhulka ku wareego oo uu ka helo kulka iyo ifkaba; cadceed; gabbal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qorrax oo kali ah:
  • Jawiga magaalada Cadaado ayaa had iyo goorba ah mid aan qaboow saa'ida iyo kulayl badan midna aan lahayn, qorraxda ayaa inta badan waxaa ku dahaaran cadar iyo daruuro.
  • Siduu u ciqaabi jireyna waxay ahayd intuu xadhig qoorta ka geliyo ayuuu ku jiidi jirey ama qorrax kuleylka duhurkii intuu seexiyo oo dhagax weyn xabadka kasaaro ayuu odhan jirey "ama waad dhiman ama Maxammed baad ku kufrin".