Qeexid
Qalab bir ka samaysan oo baalid ah.
Qalab bir ka samaysan oo baalid ah.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Hadal qoraal ka dhigasho.
Qeexid Xigta: Geed, dhagax, laf iwm qalab la isticmaalo ka samaysasho.
Qeexid Kale: Ilkaha q.: qof ilko fiiqasho. 4. Qof shaqaale ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-obay, -owday; -oobi) Qalab bir ah qoroqoro noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qoroqorow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Wax qoroqoro ah ahaansho (qalab bir ah).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Cid dhanka hore uga imaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Xiniinyaha iyo haraggooda oo is wata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xaraf, erey, hadal iwm meel ku astayn.
Qeexid Xigta: Cid shaqo siin.
Qeexid Kale: Geed weel, ul iwm ka samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax la qaybsanayo qeybta uu qof waliba xaq u leeyahay in uu helo.
Qeexid Xigta: Inta dheeraadka ah ee laga gooyo weel, ul iwm oo la farsameynayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld qaranful.

Qeexid: ld qoraa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa.
Qeexid Xigta: Laan jab ah oo qallalan.
Qeexid Kale: Alwaax; loox. 4. Buntukh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Qorituur ka qayb qaadasho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.w
Qeexid: Qori.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (xis.) Qayb ka mid ah xarriiq ama xood oo u dhexeeya laba barood oo ku yaalla xarriiqda ama xoodka.
Qeexid Xigta: (xis.) Gobol u dhexeeya boqonka goobo iyo qaansada ku aaddan ee gooya boqonka. Tusaale ahaan, bedka u dhexeeya boqon goobo iyo qaansada ku aaddan waa qoqobka goobada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -yaday, -yatay
Qeexid: Qoryo dhirirkooda kala duwan ku qorituurasho (xoolo saanyasho darteed iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Habka geedaha, dhagxaanta iwm looga qoro qalab la isticmaalo.
Qeexid Xigta: (- ooyin, m.l) Qoraal yar oo koobaya ujeeddo gaar ah.
Qeexid Kale: Habka loo dejiyo qoysaska reerka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-qro, m.dh) Buro yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhis, raro, ood iwm oo lagu kala qaybsho guri, xero iwm.
Qeexid Xigta: Dhul yar oo hareeraha ka xaydaaman.
Qeexid Kale: Karantiil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Xero ama aqal gudahiisa dhis ku kala goyn.
Qeexid Xigta: Nafley karantiilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]