Qeexid

"Hadal qoraal ka dhigasho."

Qeexid Kale

Ilkaha q.: qof ilko fiiqasho. 4. Qof shaqaale ka dhigasho.

Qeexid Xigta

Geed, dhagax, laf iwm qalab la isticmaalo ka samaysasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoro oo kali ah:
  • Taas oo sababtay in uu qof kasta u qoro af Soomaaliga sida ay la tahay, iyadoon loo aabo yeelin higgaada erayada.
  • Ka dibna waxaan u mahadnaqayaa dhammaan dadkii igu caawiyey talo, fikrad, dhiiragalin iyo sida habka wax loogu qoro xaasuubka "kombiyuutarka" gaar ahaan macalin Jaamac.