Qeexid

"Habka geedaha, dhagxaanta iwm looga qoro qalab la isticmaalo."

Qeexid Kale

Habka loo dejiyo qoysaska reerka.

Qeexid Xigta

(- ooyin, m.l) Qoraal yar oo koobaya ujeeddo gaar ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qormo oo kali ah:
  • Qormooyinkeedii lidka ku ahaa Islaamka ayaa waxaa ugu caansanaa filimka Submission ( Is-Dullayn ), iyo buugeedii Infidel (Gaal), kuwaasoo ka caraysiiyey dadka Islaamka ah, sababyna in kooxo Islaam ahi ugu hanjabaan in la dilayo.
  • Wexaynu qormooyinkii hore kaga soo hadalnay dhibaatooyinka ay u gaystaan bulshada qaybaheeda, kagana hadalnay saamaynta dhaqaale, amni, sumcad iyo saamaynta ay ku reebeen bulshada.