Qeexid

Dhul oommane ah oo aan cidna joogin. ld qafro, qarfo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qorfo oo kali ah:
  • Dad badan oo aan arkini, waxay u haystaan inuu yahay Qorfo hawd ah oo aan qaneecaad kale lahayn, hase yeeshee malaha, xaqiiqadu sidaas maaha.
  • Dad badan oo aan arkini, waxay u haystaan inuu yahay Qorfo hawd ah oo aan qaneecaad kale lahayn, hase yeeshee malaha, xaqiiqadu sidaas maaha.