Qeexid

"qoraalkii dadkii hore m.l (-aalladii ..., m.dh) Barashada fartii dadkii hore."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoraalkii oo kali ah:
  • F.G: Maalkaa la lunsaday wuxuu dalka iyo dadka u qaban lahaa: Qoraalkii hore waxaan soo sheegay lacagta la lunsadaa, sannadkii inay ka badan tahay, $ 52,227,407.
  • Qoraalkii Xanbaarsanaa Qodobadaasi ee Maanta laga soosaaray goobtii Shirka jaraa'id uu ka dhacay ayaa ahaa Qoraal aysan Cidina ku saxiixneyn,islamarkaana aan leheyn wax LOGO ah.