Qeexid

"qoraal baali m.l Cilmiga baara farta qoraalka ee dadkii hore."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoraal oo kali ah:
  • Hadii aan qaldanayn, waxaan waxaan u malaynayaa inaan horay u aqriyay qoraal aad si qodo dheer uga hadashay dhibaatada dhaqaale ee dunada ka jiro iyo saamaynta ay ku yeelatay Sayladaha saamiyada Wall Street.
  • Madaxweynuhu wuxuu sheegay in isaga iyo Ra'iisul wasaaraha Somalia ay ku heshiiyeen in wasiiradii iscasilay ay ka tirsan yihiin xukuumada ayna wada saxiixeen qoraal arrintaas muujinaya oo saxaafadu ay heli karto.