Qeexid

"(-aayaal, m.l/dh) Qof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora. ld qore."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoraa oo kali ah:
  • Cabdi Max'ed Culusow oo ah agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibada DF oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in qorshahan aanay ka wasaarad ahaan wax ka ogeyn, balse lasoo gaarsiiyay qoraalkan.
  • Geedka nolosha waa filim abaabulay nin qoraa ah ama buugagta qoro oo la dhoho Cabdulqaadir Axmed Saciid.