Qeexid

"Wax la qaybsanayo qeybta uu qof waliba xaq u leeyahay in uu helo."

Qeexid Xigta

Inta dheeraadka ah ee laga gooyo weel, ul iwm oo la farsameynayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qor oo kali ah:
  • Wasiirka ayaa soo dhaweeyey qorshe ay wadato Qaramada Midoobay oo la rabo in la dheeri geliyo Ciidamada AMISOM kuwasoo lagu badali doono ciidamado ka socda UN-ka.
  • Lama oga in kooxaha dilka geystay ay ahaayeen kooxaha ka soo horjeeda dowladda Federaalka iyo kooxo kale hase ahaatee dadka deegaanka ayaa falkaasi ku tilmaamay inuu ahaa mid la xariira falalka qorsheysan ee looga soo horjeedo maamulka Gobolka Banaadir.