Qeexid

qoqobo aqal gudahiisa; daah. 2. Aqal la kala qoqobay intiisa qarsoon. 3. Maqaar weyn oo tolan oo hilibka iwm lagu qaato; xashin. 4. Dillaacinta nirgo naaska hooyadood laga goynayo carrabka laga dillaaciyo. 5. Oodda sarsarka kore iyo xerada xoolaha meel u dhexeysa oo awrtu fariisato.

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoqobo oo kali ah:
  • Afartaas sababood ayaa ugu weynaa waxa dhaliyey in Xamar lagu kala qoqobo dhowr iyo afartan Isbaaro iyo in jid walba oo Xamar soo gala la dhigo isbaarooyin hadba inta jidkaas dherer le'eg yahay.
  • Afartaas sababood ayaa ugu weynaa waxa dhaliyey in Xamar lagu kala qoqobo dhowr iyo afartan Isbaaro iyo in jid walba oo Xamar soo gala la dhigo isbaarooyin hadba inta jidkaas dherer le'eg yahay.