Qeexid

"eeg qoqob2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoqobid oo kali ah:
  • Madaxweyne Rayaale Ma Raali Buu ka Yahay Kala Qaybinta iyo kala Qoqobida Xukuumaddu ka waddo Burco Warbixin.
  • Waxa kale oo qaran ku dumi karaa; haddii aan laga dheeraan cabsi, faquuqid, nacayb, diidmo is af-garad, isir tirid, takoorid, weerarro, qoqobid, barakicin, kalsooni-darro iyo naxli huursan.